Home Wararka Maanta Maxkamada Racfaanka oo Mahad Abiib u ogolaatay in lasoo hormariyo kiiskiisa..

Maxkamada Racfaanka oo Mahad Abiib u ogolaatay in lasoo hormariyo kiiskiisa..

0

Makamad darajada labaad ee racfaanka dalka norway ayaa markii ugu horeesay ogolaatay in kiiska Mahad Abiib loo soo hormariyo xili uu ku sugan yahay dalka iceland,

Maxkamada Mahad Abiib ayaa horay loogu balan sanaa bisha October ee sanadkan balse maxkamad Racfaanka darajada labaad ayaa ogolataay in kiiskiisa laga dhigo bisha Marso,

Qareenada dowladda norway ayaa ku gacan seeray in Mahad Abiib kiisiisa lasoo hormayo isla markana laga dhigo bisha Marso ee isla sanadkan.

Qareenada Dowlada ayaa ku andacoonaya in ay waqtigaasi heestaan kiisas kale isla markana aysan isku diyaarin karin kiiska Mahad Abiib.

Mahad Abiib ayaa hada ku sugan Dalka Iceland kadib markii booliska Dalkaasi ay ka qabteen Garoonka diyaaradaha isagoo kusii jeeda Dalka Canada.

mudo 6 bilood oo uu ku sugnaa dalka Iceland Mahad Abiib ayaa dalkaasi ka helay diidmo waxana dib loogu soo celindoonaa Dalka Norway oo sharciga ka ceshtay sanadkii 2017.

Somaliska Norway.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here