Denmark Xisbiga Socialdemokraterna oo doonaya in la adkeeyo Siyaasada Qaxootiga..

0

Xisbiga Socialdemokraterna ee kamid ah xisbiyada ugu weyn dalkaasi ayaa doonaya in adkeeyo siyaasada Dalkaasi ee qaxootiga.

Xisbiga ayaa soo jeediyay dhoor arimood oo muhiim ah kuna aadan dhanka qaxootiga waxaana kamid ah in Qaxootiga loo diro wadamada sadaxaad ee aduunka sida waqooyiga african.

Waxaa kaloo xisbiga sheegay in Qofka halkaasi joogayo inta uu marayo kiiskiisa magangalo waxaana arintaasi kasoo horjeesatay qeybta ugu weyn ee dhanka magangalo doonka denmark ee Center Sandholm..

Madaxa Xisbigaasi Mette Frederiksen ayaa sheegtay in muhiim tahay in la abuuro hanaan qaxooti oo dhab ah kaasi oo xisbigooda hayaan.

Qaar kamid ah xisbiyada Dalka Denmark ayaa badankooda waxay siyaasada ku soo galaan qaab ay kaga hortahaan qaxootiga.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here