Haweeney Soomaaliyeed oo ku guuleysatay bilad

1

Haweeney Soomaaliyeed oo shirkad ku leh dalka Sweden ayaa ku guuleysatay bilada

Wasiirka Ganacsiga Maud Olofsson ayaa gudoonsiisay bilada.

Ganacsadaha Sanadka oo ay bixiso magaalada Stockholm. Ayaan Shire Jaamac ayaa ku guuleysatay bilada iyada iyo shirkadeeda Aman Care oo bixisa daryeelka dadka waaweyn.

Xaflad lagu qabtay magaalada Stockholm ayaa lagu gudoonsiiyay bilada oo lagu amaal marinayay waxqabadka sareeya ee shirkada Aman Care. Shirkada ayaa adeega ku bixisa 43 luuqadood iyo 7 magaalo oo Sweden ku yaala.

Ayaan ayaa isha ku haysa in ay adeega shirkadeeda gaarsiiso dalka Ingriisa.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here