Dambiisha Adeegu waxay faafisaa bakteriyo.

0

Cilmi baaris laga sameeyay magaalada Bollnäs ayaa soo bandhigtay in dambiilaha loo isticmaalo adeega (shopping) ay faafiso bakteriyada dhalisa cudurada.

Bakteriyada ku jirta dadka gacmahooda, hilibka iyo cuntooyinka kale ayaa waxa ay ku faaftaa dambiilaha loo isticmaalo adeega ayadoon ka rooneyn dhulka lagu socdo sida lagu soo bandhigay cilmi baarista.

Dhamaan dambiilaha la baaray ayaan baasin baaritaankii lagu sameeyay.

Ayadoo aysan jirin nidaam cad ee sheegayo sida loo nadiifanayo ama loo isticmaalayo dambiilaha, taas oo qofka adeeganaya ay tahay in uu masuuliyad iska saaro caafimaadkiisa.

“Qofka adeeganaya waa in uu ka fikiraa arintaan” ayuu yiri cunto baare “ Björn Walldén

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here