Barashada SFI oo lacag la isku siin doono.

8

Baarlaamaanka Sweden ayaa go’aaminaya in Ardada dhamaysata koorsada luqada Iswiidhish-ka (SFI) ee loogu tala galay ardada soo galootiga la siin doono abaal marin lacageed. sida uu qoray Sveriges Radio.

“Xubnaha baarlamanka ee dalkan Iswiidhen ayaa la filayaa iney maanta dubbaha ku dhuftaan go’aan la xiriira xeereeynta gunno la siiyo ardayda soo galootiga ee dhigatada dugsiyada lagu barto luuqadda iswiidhishka, waxa loo yaqaano SFI, haddii uu ardaygu ku guuleeysto inuu waxbarashada ku dhameeyo muddadii loogu talagalay.

Iyadoona ruuxii midaa u suurtagasho heli doono gunno abaalmarin ee gaarsiisan 12 kun oo koronka iswiidhishka ah.”

Xigasho: Sveriges Radio.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here