Xaafadaha Soomaalida ee Stockholm (Sawiro)

0

Soomaalida ku nool magaalada Stockholm ayaa waxa inta badan laga helaa xaafado dhowr ah.

Xaafada ay soomaalidu ugu badan yihiin magaalada Stockholm ayaa lagu magacaabaa Rinkeby, ayadoo mararka qaar xaafadan lagu neynaaso (Little Mogadishu). Sidoo kale  Soomaali badan ayaa ku nool xaafadaha Tensta, Hjulsta iyo Husby.

Hadaba Sawiro khaas u ah boggan Somaliska ee aan ka soo qaadnay xaafadahan ayaan halkaan in kugu soo bandhigaynaa.

Rinkeby
Rinkeby
Rinkeby
Tareenka
Tareenka
Tensta
Tensta
Tensta
hjulsta
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here