Home Wararka Maanta Xisbiyada isbaheestay ee Alliancen oo Socialdemokrterna ka diiday wada Hadal.

Xisbiyada isbaheestay ee Alliancen oo Socialdemokrterna ka diiday wada Hadal.

0

Barlamaanka Cusub ee Sweden ayaa lagu wadaa in loo doorto Afayeenka Barlamaanka taasi oo shaqo muhiim ah.

Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfen ayaa doonaya in Xaaladaasi kala hadlo xisbiyada isbaheystay si Labada dhinac uga heshiiyaan qofka noqon lahaa Afayeenka Barlamaanka.

Xisbiyada isbaheestay oo ka jawaabay hadalka Löfen ayaa sheegay in ay wataan musharaxooda isla markana diyaar u aheyn in arintaasi kala hadlaan Socialdemokraterna.

Tobias Billström oo ka tirsan Xisbiga Moderatka ayaa warbaahinta sidaasi u sheegay waxana uu ku celiyay Maya.

Doorashada Afayeenka  Barlamaanka ayaa dhicidoonta 24 bishan Semtemper markaasi kulanka Barlamaanka dhicidoono.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here