Home News in English Xisbiga Socialdemokraterna oo balan qaaday isbuuc Fasax dheeraad ah oo waalidka la...

Xisbiga Socialdemokraterna oo balan qaaday isbuuc Fasax dheeraad ah oo waalidka la siinayo”

0

iyadoo doorashada sweden ka harsantahay maalmo qura xiliga ay soo dhamaaneyso waxaa balamo cusub soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna oo sheegay in waalidka la siinayo maalmo dheeraad ah.

xisbiga ayaana sheegay in waalidka iyo caruurta lasiinayo isbuuc fasax ah ama farii ah kaasi oo dheeraad looga dhigayo fasaxooda hada.

hogaamiyaha xisbiga Stefan Löfven ayaa sheegay in waqtiga maanta uusan ku filneen waalidka raba in caruurta la qaataan waqti.

hindisaha sharcigan ayaa loogu magacdaray  ( familjevecka ) ama isbuuca qoyska kaasi oo caruurta ay qaadandoonaan xiliga loogu tala galay.

sharciga ayaana loogu tala galay caruurta da.dooda u dhaxeyso 4 ilaa 16 sano jir.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here