Home News in English Xisbiga Moderateka oo heesta Labo Isbuuc si uu u soo dhiso Dowlad...

Xisbiga Moderateka oo heesta Labo Isbuuc si uu u soo dhiso Dowlad Cusub.

0

hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson ayaa heesta Mudo labo Isbuuc ah si uu u soo dhiso Dowlad Cusub.

Afayeenka Barlamaanka Sweden Andreas Norlén ayaa go. an saday arintaasi shalay oo talaado aheyd.

Ulf Kristersson ayaa shirkiisa Jaraa. id ku sheegay in Wax walbo uu u sameenayo sidii Xisbiyada isbaheestay ay Dowlad Cusub u hogaamin karaa.

Hogaamiyaha M ayaa intaasi ku daray in Qorshaha Dowlada Cusub uu kala hadlayo Xisbiga Socialdemokraterna si taageero uga helaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here