Home Wararka Maanta Xisbiga Liberalerna ee Sweden oo doonaya in la kordhiyo Mushaharka Macalimiinta..

Xisbiga Liberalerna ee Sweden oo doonaya in la kordhiyo Mushaharka Macalimiinta..

0

Xisbiga Liberalerna ayaa soo bandhigay qorsho sare loogu qaadayo Mushaharka Macalimiinta Sweden.

Xisbiga ayaa doonaya in Macalimiinta loogu daro lacag dhan 5,000 kun oo kronor Bishii sida uu sheegay hogaamiyaha Xisbiga Jan Björklund.

Liberalerna ayaa intaasi waxa uu ku daray in qorshahan lagu maalgalindoono 2.5 bilyan iyadoo loogu tala galay ku dhawaad 30,000 kun oo macalimiin ah.

Qorshahasi oo kale ayaa hore waxa uu uga bilowday dhanka iskuulada iyadoo Maamulka Deegaanka uu lacag dheeraad ah siinayo iskuulka.

Lacag dhan 5,000 kun ayaana loogu daray macalimiinta loo arko in ay muhiim u yihiin iskuulka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here