Home Wararka Caalamka Lacagta Kaalmada Waxbarashada ee CSN-ta oo la kordhiyay

Lacagta Kaalmada Waxbarashada ee CSN-ta oo la kordhiyay

0
Foto: Jessica Gow / TT

Laga bilaabo sanadka soo socda, kaalmada waxbarashada waxaa la kordhin doonaa ilaa 1100 karoon bishii.

kordhinta cusub ee lacagta kaalmada waxbarashada waxaa ku dhawaaqday CSN. Kordhinta waxay khusaysaa deeqda iyo deynta labadaba iyadoo uu dalban karo arday walbo oo buuxiya sharuudaha waxbarasho.

Tasaale ahaan waxaa la kordhin karaa ilaa inta lacag ee aad qaadan karto waxana xidiga qofka loogu tala galay uu gaari karaa ilaa 18,500 karoon bishii.

Kaalmada cusub ee la kordhiyay ayaa ah mid ay ka faa’ideysan karaan arday badan kuwaasi oo dalka iyo dibada wax ku barta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here