Home Wararka Maanta Dowlada oo baareysa Waxbarashada SFI ee Dadka waaweyn loogu talagalay

Dowlada oo baareysa Waxbarashada SFI ee Dadka waaweyn loogu talagalay

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Dowlada ayaa qabanqaabin doonta daraasad ku saabsan waxbarashada SFI, Luuqa Swedhishka ee loogu talagalay soo galootiga.

SFI-ga, dadka waaweyn waxay ku bartaan barashada iswidhishka. iyadoo dowlada hoose ay abaabulaan

Dowlada ayaa dooneysa in SFI uu ka siifeecnaado sida uu hada yahay sida aydayda ay waxbarashadooda ay heer sare u gaarto sida dowlada aaminsantahay.

dowladdu ayaa hada rabo inay baarto haddii ay suurtagal tahay indegmooyin la siiyo lacago kala duwan oo lagu bixiyo waxbarashada SFI.

Degmooyinka haysta ardayda sida wanaagsan ugu guuleysta SFI waa inay helaan lacag badan.

Sahaminta ayaa la dhammaystiridoonaa Janaayo 2022.

Somaliska Stockholm

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here