Home Wararka Maanta Websiteka doorashada ee Val.se oo xalay Hawada ka baxay Gudiga doorashada oo...

Websiteka doorashada ee Val.se oo xalay Hawada ka baxay Gudiga doorashada oo ka hadlay..

0

Maamulka dhanka doorashada sweden ayaa bartooda val.se waxay ku soo daabacayeen dhanka arimaah doorashada waxana mar qura xalay hawada ka baxay hemsida.

Warbaahinta gudaha ayaa siyaabo kala duwan warar uga qoray halka qaarkood ay sheegeen in la weeraray website kaasi oo ka maqnaa hawada.

Dowlada ayaana sheegtay in aan la weerarin isla markana aan la aqoon waxa keenay cilada oo ku soo aaday xiliga natiijada doorashada.

Sida laga soo xigtay qeybta difaaca madaniga sweden ee MSB cilada ayaa lagu sheegay  “naturlig trafik” madama dad badan ay soo booqdeen kuwaasi oo culeys ka dhigay Website si natiijada uga aqristaan.

Val.se ayaana hada dib ugu soo laabtay hawada mudo saacado uu ka maqnaa hawada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here