Home Wararka Maanta War hada Ah Stefan Löfven ” uma Codeedoono Kristersson iyo Dowlada uu...

War hada Ah Stefan Löfven ” uma Codeedoono Kristersson iyo Dowlada uu soo dhisayo”.

0

Raisal wasaarihii hore ee Sweden ahna Siihaya Xilkaasi Stefan Löfven ayaa ka hadlay Hadalka afayeenka Barlamanka iswiidhan kasoo yeeray maanta kaasi oo ahaa isbuucaan Gudihiisa in Barlamaanka la hordhigayo Dowlada uu soo dhisayo Xisbiga M.

” Hadii aan Nahay Xisbiga Socaildemokraterna Waxaan dhihidoonaa Maya Dowlada uu soo dhisayo Kristersson ” Stefan ayaa hadalkaasi ku qoray Talafashinka SVT qeybta Wararka.

Waxa uu intaasi ku daray in Macquul ahaan laheyd dowlad ka imaaneysa barlamaanka lakin waxa uu intaasi ku daray in marna uusan u codeendoonin Dowlad ka imaneysa dhanka Kristersson .

Stefan Löfven ayaa dhanka kale sheegay in wali aysan aqoonin nuuca Dowlada uu soo dhisayo Xisbiga M tusaale hadii ay tahay mid taageero ka heleysa Xisbiga SD iyo hadii kale.

ugu danbeyn ayuu sheegay in wali dhankiisa laga heli karo dowlad ka kooban dhamaan xisbiyada sweden marka laga reebo SD iyadoo laga tagayo isbaheysiga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here