Waa kuwaan Soomaalida u sharaxan baarlamaanka Sweden 2014

4

Doorashada Sweden ee 14 September dhici doonta waxay noqonaysaa mid taariikhi ah, qaasatan Soomaalida ku dhaqan Sweden iyadoo 23 musharax oo Soomaali ah ay doonayaan in ay soo galaan baarlamaanka Sweden. Halkaan waxaan idin kugu soo bandhigayaa magacyada musharaxiinta iyo xisbiyada ay ka tirsan yihiin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here