Home Wararka Maanta Västerås Haweeney 95 Sano jir oo diiday goobta Xaanada Dadka Waaweyn iyadoo...

Västerås Haweeney 95 Sano jir oo diiday goobta Xaanada Dadka Waaweyn iyadoo Sabab uga dhigtay Caafimaadkeda.

0

Haweeney 95 sano jir ah ayaa dalbatay guri ay ku noolaato madama ay ku jirto xiligeeda shaqo gabka ah lakin waxay diiday goobaha lagu hayo dadka waaweyn iyadoo dalbatay guri gooni ah sida uu qoray VLT.

Haweeneydan ayaa nool kaligeed lakin waxaa ku adag korista Jaranjarada guriga oo aan laheyn wax hiis ah ama wiish ah.

Maamulka Degmada iyo Sharciga Degmada ayaana dhigaya in Haweeneydan aysan heysan Daryeel caafimaad oo ku filan lakin joornaalka VLT ayaa ku waramaya in ay ku filan tahay ku noolaanshaha hal guri oo kaliya.

Dalka Sweden ayaa qofka waayeelka dajiyo goob loogu tala galay dadka waayeelka kuwaasi oo ka hela xanaano gooni ah inta ay ka geeriyoonaayan waxana u shaqeeya dad badan.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Aftonpladet

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here