Home Wararka Maanta Sweden oo Bilaabeysa Tareen 30 Daqiiqo ku tagaya Stockholm ilaa Oslo

Sweden oo Bilaabeysa Tareen 30 Daqiiqo ku tagaya Stockholm ilaa Oslo

0
Foto: Zeleros

Sweden ayaa Hirgalineysa Tareen ka tagaya Stockholm isagoo 30 Daqiiqo ku Tagaya Caasimadda Norway ee Oslo sida ay Sheegtay Shirkada isla  Tareenka ee Hyperloop.

Tareenka ayaa Shaqadiisa ugu Horeesa Bilaabaya 10 Sano Kadib waxana lagu Magacaabaa Tareenka Mustaqbalka sida ay shirkada sheegtay.

Tareenkan ayaa Saacadii ku soconaya 700 ilaa 1000 Kilomirir taasi oo ah Xawaare aad u Sareeya.

Tareenkan Cusub ayaa Dad Badan u Fududeenaya in Shaqooyin ka Bilaabaan Dalka Norway kana Shaqo tageen Stockholm sida ay Shirkada ku Sheegtay Warbixinteeda.

Maanta waxaa jira Tareeno ka Baxa Stockholm una Safra Oslo lakin waxay Qaadataa mudo dheer si Qofka uu ugaaro halkaasi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here