Home Wararka Finland Sverigedemokraterna oo doonaya in la joojiyo dadka heesta labada Basaboor..

Sverigedemokraterna oo doonaya in la joojiyo dadka heesta labada Basaboor..

0

Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa soo jeediyay in la joojiyo dadka heesta labada dhalasho ama baasaboor ee ku sugan dalka sweden.

hadalka Xisbiga ayaana dood adag ka dhaliyay warbaahinta kale ee Dalka Finland madama ay dalka sweden ku suganyihiin dad badan oo kasoo jeeda dalkaasi.

Xisbiga ayaa sheegay in uu codkiisa dhiibto qofka heesta dhalashada sweden oo kaliya isagoo intaasi ku daray in dadka kale aysan xaq u laheyn.

Wasiirada Rayidka Sweden kana tirsan Xisbiga socialdemokraterna Ardalan Shekarabi oo ka jawaabeysa hadalka xisbiga ayaa tiri ” waa swedisha ka fog xaqiiqda maanta aan heysano”

ku dhawaad 109,000  kun oo finland ayaa ku nool Sweden kuwaasi oo heesta dhalashada Dalka Sweden iyo mida dalka Finland kuwaasi oo ka qeyb qaata doorashada dalka.

Hadalka xisbiga ayaa geesta kale waxay saameyn ku leedahay dadka kale ee ku sugan dalka kuwaasi oo heesta labada dhalasho ee kala duwan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here