Soomaali badan oo ka qalinjabisay dugsiyada sare ee Sweden [Video]

4

Iyadoo isbuucaan la soo xiray iskuulada Sweden ayaa daafaha wadanka waxaa lagu qabtay xaflado lagu maamuusayo ardayda dhamaysatay dugsiyada sare (Gymnasium). Dhalinyaro badan oo Soomaalida ayaa ka mid ahayd ardada ka qalinjabisay dugsiyada sare sanadkaan.

Magaalooyinka waaweyn sida Stockholm, Malmö, Göteborg ayaa boqolaal Soomaali ah isugu soo bexeen si ay u sharfaan ardada qalinjabisay. Waalidiinta iyo asxaabta iskuulka dhamaysay ayaa wadooyinka la taagnaa boorar ay ku sawiranyihiin ardada. Ma ahan magaalooyinka waaweyn oo keliya ee ardada Soomaalida ayaa ka dhex muuqday sidoo kale degmooyinka yaryar. Halkaan ka daawo siday u dhacday xafladii magaalada Flen.

 

Stockholm

stockholm3
stockholm2

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here