Waxaa wada shaqeyn naga dhaxaysaa shirkada Körkortsonline oo diyaariyay in ka badan 1000 suaalood oo u dhigma kuwa imtixaanka dowlada lagu galayo. Dhamaan suaalaha waxay ku qoranyihiin luuqada Swedishka maadaama ay muhiimtahay in qofku uu Swedish imtixaanka ku gali karo.