nyhetsrubriker (wararka madaxdooda)

Nyhetsrubriker

Cinwaanada ugu doorka roon ee wararka

Skakiga resebolag oroar resenärerna

Shirkadaha socdaalka ee ruxmanayaa waxay walwal ku abuurayaan socdaalayaasha.

Länderna som spås lämna euron först

Wadamada ugu horeeya ee la filayo inay katala baxaan lacagta yuurooga.

Polisen våldtog flicka – döms till ett års fängelse

Nin booliis ah oo kufsaday gabar – oo lagu xukumay hal sano oo xabsi ah.

Kackerlackor har tagit över deras hem

Baranbaro ayaa la wareegtay gurigoodii

Skådespelerskan var inriktad på att överleva

aktaraddu waxay diiradda saaraysay si ay u badbaaddo

Otrohet – när det förbjudna blir verklighet

Aaminaad la’aan – markii waxa la mamnuucay ay noqdaan xaqiiqo run ah

 

6 Comments

  1. Abdirahman
    December 4, 2011 #

    1.Abdirahman nomineras till riksdagen –Abdirahman waxa loo soo sharraxayaa baarlamaanka.

    2.Assange kan gå till Europadomstolen. Assange waxuu adaa maxkamadda guryaha.

    3.Putin vill bli president – igen — putin waxuu rabaa inuu noqdo madaxweyne hadaneh ,

  2. Abdirahman
    December 5, 2011 #

    läraren ansträngde sig att förklara saken enkelt – baruhu wuxuu isku taxalujiyey oo uu culeys saaray sidii uu dhibyaraan wax ugu sharrixi lahaa

  3. Abdirahman
    December 5, 2011 #

    skaffa sig en överblick över olyckans omfattning – helaya muuqaal buuxa oo ah inta shilku le’egyahay

  4. Fuaad
    December 7, 2011 #

    Han kommenterar nyheterna på radio varje dag
    isagu waxa uu faaleeyaa wararka raadyawga maalin kasta

  5. Abdirahman
    December 7, 2011 #

    Jag intervjuades av en reporter på BBC, som kom från London -Waxaa wareeysi iga qaday wariye ka mid ah BCC waxuna ka yimid london

  6. Mohammedm
    January 2, 2012 #

    välkoman till ny år

Leave a Reply