Meningsfulla meningar

Meningsfulla meningar (Jumlado macno samaynaya)

Lämna mig ifred Faraha iga qaad
Ingen tvekan om saken Shaki kuma jiro
Slappna av Isdaji,
Välja mellan två onda ting Labo daran mid dooro
kampen långt ifrån över Halganku ka fog inuu dhamaaday
mina planer gick i stöpet Qorshayaashaydii waa iga fashilmeen
Mitt huvud surrar av tankar Madaxayga waxaa ka guuxaya fikrado
Kasta inte bort er enda chans —– Jaaniskaaga ha iska qasaarin
Allt kommer att ordna sig Wax walba way hagaagayaan

6 Comments

  1. Fuaad
    November 29, 2011 #

    kalmado macna sameynaya

    en pojke som läser wiil wax akhrinaya
    en dörr som någon har stängt albaal uu qof xiray
    en räkning som man har betalt biil uu qof bixiyey

  2. Fuaad
    November 29, 2011 #

    jimcale arbetar mindre än kulmiye, Jimcaale wuxu qabtaa shaqo kayar tan
    men han tjänar mer ån han. kulmiye, laakiin wuu ka mushahar badan
    yay

  3. Fuaad
    December 7, 2011 #

    Hon har försovit sig iyada hurdadii ayaa la tagtay
    Boxar de mot varandra? ma feedhtamayan ayagu?

  4. Abdirahman
    December 11, 2011 #

    ta det lugnt -isdaji

  5. Abdirahman
    December 11, 2011 #

    hetsa mig inte– ha i dedejin

  6. Abdirahman
    December 11, 2011 #

    man får inte slåss med varandra-qof qof kale dilo karo malahan

Leave a Reply