Erayada la isticmaalo marka laga hadlayo ciyaaraha (sportiga)
| Världmästerskap | Koobka adduunka |
| europamästerskap | Jambiyoon liigga yurub |
| olympiska spel | Ciyaaraha olembikada |
| fotbollslag | Koox |
| målvakten | Boortiyeeri |
| backar | Difaac |
| mittfältare | Dhexda |
| anfallare | Weerar |
| avbrytare | Ciyaartoy lagu badalo mid kale |
| spelare | Ciyaartooy |
| fotbollsplan | Garoonka |
| straffspark | Rigoore |
| frispark | Bolisiyoon |
| domare | Aalbiitare |
| Gult kort | Jaalle |
| Rött kort | Rooso |
| visselpipa | Firimbi |
| Att göra mål | Dhalinaya gool |
| Passar bollen | Baasaya banooniga |
| Nickar bollen | Teesteenaya banooniga |
| Dribblar bollen | La gambinaya banooniga |
| Skjutar bollen | Shuudaya banooniga |
| Assisterande domare | Calan wade |
| hörna | Kooner |
| inkast | Fooro gacan |
| oavgjort | Bareejo |
| Först halv | Kaambiyada hore |
| Andra halv | Kaambiyada dambe |
| utvisning | Ciyaarta ka bixinaya (casaan qaatay) |
| straffsparksläggning | Rigoore ku kala baxaya |
Waxaa jira ereyo kale oo badan oo ka dhiman lakin waxaan ka codsanayaa aqristayaasha inay kusoo biiriyaan wixii ereyo ah oo ay hayaan iyo iyagoo waliba soo raadiya ereyada af somaliga inta badan lagu isticmaalo ciyaaraha ..
wixii macnaha ereyada af somaliga xagiisa ka qaldan waad kusoo dari kartaan si aan u badalno …
Tack på förhand
Ereyo dheeraad ah oo la xiriira ciyaaraha:
herraväldet – hogaanka ciyaaraha
liga – horyaalka
åskådare – daawadayaal, taageerayaal
stjärnspelare – xiddig
tröja – maaliyad
hemma – gurigooda ku ciyaaraya
borta – away ah garoon kale ku ciyaaraya
straffmiss – rigoore laga qabtay ama la agmaray
träning–Tababar
träning–Garoon
tennisbana -Garoonka Kubada teenska
idrott—-Ciyaraha Sboortiga
match—Ciyaar , Tartan
Handboll–Kubada Gacanta
Hockey–Ciyaarta Xagaaga Barafka
Kval—–Ciyaarta Xulushada
Final –Gaban Gabo
proffs–Ciyartooy
konst|åkning- ciyaarta barafka lagu cararo
boxning——–Ciyaarta feerka
Basketboll—–kubada Kolayga
pingpong——Kubada Miiska
Golf———–Ciyaarta Golofta
Skida ——–Ulaha Barafka lagu Socdo
Ka Raali Noqda Waxaan qalday Träning- ayaan labo mar iska daba qoray Garoon ma ahan Match –wAA GAROON
En lång pojke gjorde ett mål wiil dheer ayaa dhaliyay gool
Han spakade bollen isagu waxa uu laaday kubadii ama banooonigii
Han sparkade bollen
vad bra arbete har ni gjort … super duper tack grabbar
hoppas att ni ska fortsätta leta efter många andra ord.
ha det så bra
matchen slutade 3-1 i svensk favör – ciyaartii waxay ku dhammaatay 3-1 oo Iswidhan ku faa’iidey
följa spelets regler – raacaya u hoggaansamaya qawaaniinta ciyaarta
landslagsspelare – ciyaaryahanka kooxda qaranka
joggning – guclayn, ordid
gymnastiklärare – baraha ciyaaraha jimicsiga
schack———Shax
atletisk – jir dhisan leh
simning – dabbaal
höjdhoppare – (qofka booda ciyaaraha bootinta sare)
Masha allah ereyo badan ayaa kasoo baxay meesha waxaa samayn karnaa markaas inaan isku wada keeno lakin bal horta xoogaa halagu soo daro kadibna hal cashar oo dhamaystiran oo ciyaaraha ka hadlaya ayuu noqonayaa aniguna waan raadinayaa wali … mahadsanidiin
OBS waxaa si aad uga raadisaan wargeysyada ciyaaraha ee swedishka ah oo internetka ku jira bal xoogaa kasoo aqriya si aad u heshaan jumlado is wata sida hadaba aad qaarkiin soo qorteen
Tack på förhand
min kompis ska göra ett mål. saxiibkay gool buu dhalin doonaa.
och ska jag göra ett mål. aniguna waan dhin doonaa gool.
en spelare tog rödkort. hal ciyaartooy baa qaatay casaan.