Erayga Maanta: känsla

“Jag har en stark känsla av att något kommer att hända” waxaan aad u dareensanahay in wax ay dhacayaan

“Det var en underbar känsla att vara tillsammans med dig” Waxay ahayd dareen wacan in aan kula midoobay.

2 Comments

  1. Abdirahman
    November 7, 2011 #

    Waxaan ku soo daraa wax yar Erayga Känsla

    1. han är rädd för att visa känslor – wuxuu ka baqanayaa in uu muujiyo Dareenkiisa.

    2 Hur ofta får du dessa känslor? Badana sidee wax u dareyntaa?

  2. Jimcale
    November 8, 2011 #

    Tack Abdirahman. Bra jobbat.

Leave a Reply