|
Pronomen: Subjektform och objektform (falsameeye iyo fal-lagusameeye) Magac u yaallada falsameeyayaasha iyo kuwa fal-lagu sameeyayaasha ah |
||||
| Jag | Aniga | Mig | Aniga | |
| Du | Adiga | Dig | Adiga | |
| Han | Asaga | Honom | Asaga | |
| Hon | Ayada | Henne | Ayada | |
| Den | Ereyga en-raacdo | Den | Ereyga en-raacdo | |
| Det | Ereyga ett-raacdo | Det | Ereyga ett-raacdo | |
| Man | Qof | En | Qof | |
| Vi | Annaga | Oss | Annaga | |
| ni | Adinka | Er | Adinka | |
| De | Ayaga | Dem (dom) | Ayaga | |
| Ereyga man waxaa loo isticmaalaa marka la sheegayo qof aan la aqoon ama laga wado dadka oo dhan tusaale ahaan. Man kan komma till Sverige (Waa la imaan karaa Sweden). Taas oo qof walba uu soo galayo. Ereyada den iyo det waxaa loo isticmaalaa wixii aan noolayn. Rasmi ahaa ereyga du waa kalmada ni oo si aan rasmi ahayn loo isticmaalo, inkastoo isticmaalkeedu uu dhif yahay hadana dadka madaxda ah oo kale sida boqorrada oo kale waxaa inta badan loo isticmaalaa ni oo adiga ah halkii du laga oran lahaa. | ||||
One Comment
Leave a Reply
You must be logged in to post a comment.
jag ska bjuda er