Casharka 29: Ficilcaawiyeyaal Caadi ahc (Vanliga hjälpverb)

kunna – karayaa, awoodaa vilja – rabaa, doonayaa – oggolaasho u helaya Måste – qasab ah, waajib
Xaalad taagan Kan vill Får måste
Xaalad tagtay Kunde ville Fick
Luqada Iswiidhishku malahan xaalad tagtay markay noqoto kalmadda måste. Waxaa isticmaali kartaa var tvungen ama behövde.Tusaale: Jag var tvungen att gå = Waxaan ku qasbanaa inaan tago..
skulle – la filayay böra- way ahayd bruka – caadaysanaya behöva – u baahanahay
Taagan ska bör brukar behöver
Tagto skulle borde brukade behövde
  • Vi kan tala engelska. Waan ku hadli karnaa Ingiriis.
  • Han kunde inte spela. Isagu muusan ciyaari karin.
  • Ali vill sova. Cali wuxuu rabaa inuu seexdo.
  • Hon vill ha kaffe. Iyadu waxay rabtaa kafee.
  • Du får röka. Sigaar waa cabi kartaa. (ogolaasho).
  • De måste gå hem nu. Waa inay guriga aadaan.
  • Du får inte röka. Sigaar ma cabi kartid (waajib). (måste inte waxaa lagu badalay får
    inte
    ).
  • Jag brukar dricka kaffe efter lunch. Waxaan cabi jiray kafee qadada kadib. (Brukar waxaa halkan laga wadaa caadaystay, waa wax badanaa uu sameeyo qofku)

 

 

 

 

 

 

 

3 Comments

  1. Abdirahman
    December 12, 2011 #

    Jag skulle kunna ge andra exempel.Waan awooda inan idin siiyo tusaale kale .
    Jag skulle vilja se var du bor-Waxaan rabaa inaan arko halka aad dagan tahay.
    Du kommer få se.Waad arki dontaaa
    Vi måste skynda oss.Waa inaan dhaqsanaa

  2. mohammed2
    February 11, 2012 #

    dom måste läs lektion nu. waa in ay akhriyaa casharka hada.

  3. mohammed2
    February 11, 2012 #

    jag skulle gärna låna den här bok. waxaan jeclaan lahaa inaa amaahdo bookan.

Leave a Reply