Casharka 16: Calaamadaha jihooyinka (Lokaliseringsmärken)

Casharkaan waxaan ku baranaynaa calaamadaha loo yaqaan Lokaliseringsmärken ee bixiya tilmaamaha ku wajahan sida lagu gaaro goobaha kala duwan.

Dhageyso >

Calaamadaha jihooyinka waxay muujiyaan tilmaaha ku wajahan sida lagu gaaro goobaha kala duwan sida magaalooyinka, cusbitaalada iwm.

One Comment

  1. Hussein Ali
    February 14, 2012 #

    waa ku salamay jimcale ,orienteringstavla och tabell orienteringstavla marka lagu fasiro afka soomaaliga maxaa la dhahaa

Leave a Reply