Casharka 14: Calaamadaha mudnaanta iyo mamnuuca (Väjningspliktsmärken & Förbudsmärken)

Casharkaan waxaan ku eegeynaa calaamadaha la xiriira kala mudnaashaha wadada sida marka lagaa doonaya in aad ka istaagto baabuurta kale. Waxaan sidoo kale ku eegeynaa calaamadaha mamnuuca.

Dhageyso >

Calaamadaha mamnuuca (Förbudsmärken) waxay shaqeeyaan halka calaamada ka surantahay ilaa isgoyska xiga haddii aysan calaamad kale muujineyn.  Lixda calaamadood ee hore waa nuuca loo yaqaan (Väjningspliktsmärken)

 

Su,aalo kuma aanan soo darin casharkaan maadaama ay calaamado keliya yihiin. Waxaad sameysaan in aad ku baraatikeysaan suaalaha ku jira qeybta suaalaha ee Vägmärken.

No comments yet.

Leave a Reply