Shirkad u istaagtay in ay ganacsi & shaqo u abuurto soomaalida Sweden
By
On September 11, 2012 At 15:07
Category : iidheh, Shaqada & Ganacsiga, Warka
Responses : Comments are off for this post
You are currently browsing comments. If you would like to return to the full story, you can read the full entry here: “Shirkad u istaagtay in ay ganacsi & shaqo u abuurto soomaalida Sweden”.

waxan filaya ganacsi abuurku inuka yahay afka easy
balse labo qodob hadi qofka ganacsiga samaynaya lag helo wa macquul inu ku dhaqao talabd ugu horteysa e wax yu ku furay
1 conception
2 action
hadab labad waxa ka horeya shurudaha ganacsiga lagu furto wadanka inu buxiyay inu haysto maliyad
tan kale shirkad share un ba lagu darsadaa ee ee iyadu cid kale uma fud deyso
ganacsiga wax mamula bank amaba fudu deya iney ganacsatado ka furato busnesacount kaas ay imcome kooda ey ku shubayaan waxna lgu daraya
wadankan maxa hortagan ganacsiga
1 dadka o an khibrad badan ka haysan ka ganacsiga wadankan
2 canshurtiisa oo badan
iyo islamic bank aysan ka abuurnayn wadankan madam umada somalida muslim yihiin ayna ka cara yaan ribada marka busineskooda lagac cawinayo lacagta riba ahan loga qadi dono yis siyaba badan
wan badan laha balse dadku warka badan ma jecla
intaas an ku kobay
1 canshurta ganacsiga oo aad u badan
2
U codee:
3
2
somali swedan kama xumaha kuwa wadamada kale ka shaqeesta ee wadanka baan laga sameenkarin
U codee:
0
1
walahi waa wax lagu farxo,anio wadankan ga qaas ahaan waxa ku howlanahay inaan ka furo shirkad ganacsi wadankaan sweden insha allah
U codee:
3
0
sxb jimcaale wallhi waan dhaarataye aniga oo aan akhrin ” agaasime ayaan ahay ”ayaan dareemay qaabka aad artikel ka u soo qortay in aad ka mid tahay iskaashi ,,, sxb mawduucyo fiican ayaa soo qortaa , lakiin si saxafinimo ku jirto uma soo qortid ,,, waxaad u soo qortaa si in aad fariin direysid ,,,, marka sxb waa muhiim in aad saxaafada wax ka baratid ama sii kororsatid aqoonta aad u leedahay ” muhiim ma ahan in aad noo sheegtid in aad agaasime ka tahay” adigana qiimahaaga ayay hoos u rideysaa in aad dhahdid aniga sidaas ayaan ahay,,,, hadelkeygaan yaan loo qaadan in aan jimcaale lid ku ahay!!
U codee:
2
3
sxb adiga hadaad saxaafada wax ka taqaanid bal u kac dadkaaga oo jimcaale soo kuma dhaamo adoo saxafi ah ileyn adiga shacabkaad ka dhalatay war waad usoo tabin la dahay na daa niyoow jimcaale taageer hadaad la talineesid na si gaar ula tali mooyee meeshaan cml ma ahan tan labaad adiga agaasime maxaad uga noqon weesay halka uu isaga ka noqday any way sxb jimcaale aniga in badan waan mucaaradaa lkn shaqadiisa kuma fara gashti jimcaale halkaa ka sii wad hoosha aad inoo heesid somalidaan qariban ee maseersan ha u joojon sxb
U codee:
2
0
Ayuub sxb waxaad u malaysaa halkaa in wax kaa qaldan yihiin. Sharciga saxaafada ayaa qaba in qofku uu cadeeyo haddii uu arin uu moowduuc ka qoray uu lug ku leeyahay. Sidaa darteed ayaan u qoray in aan ka mid ahay maamulka shirkada. ee ma ahan in aan is amaanayo iwm.
U codee:
1
1
In wax kastaba la iska mucaarado oo wax laga sheego dhaqan fiican maahan shirkadaas ayaa jirta ayuu ku yiri waxna waa ka ahay taas ma dhib baad u aragtaa mise saxafiga sharci u diidayaad aragtay in uu xirfad kale ku shaqeyn karo. my Ayubow walaal.
U codee:
0
0
marka hore mahadsanid jimcaale marka xigta aniga sweden 2 sano ayaan joogaa iminkana dugsi sare baan dhigtaa nolasheeydana waa heer sare hamigeegana waa in aan noqdaa ganacsade runti aniga meesha aan ka joogo sweden simali maba degna waxaan u doortayna waa wax barasho darteed waayo anoo dugsi sare 1 sano iga harsan tahay ayaan dalkeeygi ka soo tagay hamigeegana ma ahan in aan ka tanaasulo nasiib wanaah 2 sanoo juhdi fara badan hada dugsi sare helay mustaqbal ka dhaw na waxaan rajeynaa markaam dhameeyo wax barashada in aan somalida sadanka kani sweden sumcadooda u soo celiyo any way waan ku faraxsanahay ISKAASHI AB waxaan leeyahay soomaaliuee u istaaga sumcadiina intaad jaaliyadahaan faraha badan ee halki mahalaba ilaa 20 ka fureesan mideeya oo hal ka dhiga ileyn gacmo wada jir bee wax ku gooyaanee asc
U codee:
3
1
somalia ayada ayaa mucad isku ah ki mantay wax barto oo shacabkaa usoo guudbiyo sida ay wax udheceen waa kan waa laga hor imanaa qarar miyaa mise aqoonti ayaa sidaa kanoqotay markaa sxb qararka iskaa daaya iyo mucaradka shacabka wuxu qaabo laa qaybso
U codee:
0
0
Fikradaada dhiibo micnaheedu waxaa waaye in aan dameer dhaan raac la noqon la noqon, marka idinka iinma jawaabayo sababtoo ah wax fikir ah ma lihidin waa indha xirantihiin,, ,,,,,, waxaan aad ugu hanbalyeenayaa qofkaas somaliga ah oo isagoo labo sano joogo dugsi sare dhiganaya oo hamiga leh ,,, lycka till!! ,,,, jimcaale sxb khalad ma ahan hadalkeygu , walina ma arag meel ay ku qorantahay , saxafi intuu war soo qorey dhahaya ana i ogaada waan ku jiraaye,, shirkada iskaashi iyo medlemar keeda waxaa wanaagsan in aan ka ogaano web keeda…
U codee:
2
1
Jacaylka
hintiqada kadaa hanoqonheeryadisa cune
U codee:
0
0
wadankaan yaa far qaadi kara hada ka hor aan sanbuus dubney iyo xoogaa dhar ah aan gadaynay hanleegarka aa noo yeertey waxay tiri soo cuna lacagta aad haysataan,
U codee:
0
0
NINBA DAHAB LUMAY SI U DOONDOON
U codee:
0
0
somalidu swedishka way ka badisaa ganaciga lkn ma muuqato fursad ganacsi waayo waa wadan yar oo 4 dukaan ku xiran mana joogaan somali badan oo wax kala gadan kara marka waxaan qabaa waa arin layaab leh in sweden qof shaqo ka abuuro.
U codee:
0
0
wadankaan shaqo iyo ganacsi la, abuuri sidii mawaxey usahla, natay sida eey usahlanatay in wabsaad laiska furto ookale , ama dadka akhristo wabsadkaan aa la, arkay in eey dad wada haye ama yes wada ah in aay yihiin ,khiyaaliga xadka wuu dhafay
U codee:
1
0
asc dhamaan waxaan dhihi lahaa shirkadan la sheegayo runyii swedhan waa taqaaniin maalin walba shirkadahoodaan maqalnaa way kacday marka soomaalida lacagta u dhiibanaysa shikadan oo faaiido ka sugaysa yey tahay. waxaan dhihi lahaa dadka lacagta ha ka qasaarinina.aniga fikir ayaan hayaa ha sameeyaan shirkad shaqo oo wax soo saar leh sida warshad soomaalidana ay shaqo ka helaan laakiin lacag igu soo darso ma soconayso
U codee:
0
0