Home News in English Sharci Cusub oo ka dhaqan galay Dalka Sweden kaasi oo la xiriira...

Sharci Cusub oo ka dhaqan galay Dalka Sweden kaasi oo la xiriira dhanka..

0

shalay waxaa barlamaanka la hordhigay Sharci Cusub kaasi oo la xiriira Dhanka bulshada gaar ahaan Galmada.

Sharciga oo Barlamaanka Cod u qaaday ayaa loo codeeyay Haa Waxana uu dhaqan galkiisa bilowday Shalay.

Sharciga ayaa la xiriira Dhanka Galmada Waxana kamid ah in Qofka uu si iskiisa u dooran karo in uu galmo sameeyo.

Sharciga Cusub ayaa oranaya Waa Sharci daro in Qof aad la sameeyso galmo ilaa qofka uu ku dhaho Haa ama uu ku tuso in uu u baahanyahay galmo.

Siyaasiyiinta Barlamaanka ayaa codkooda ku muujiyay Haa waxana uu sidaasi sharciga ku noqday mid dhaqan galay.

Sweden ayaa dhanka kale waxay adkeesay sharciga qofka sameeya kufsiga adag ee caruurta la xiriira iyadoo midka ugu hooseeya laga dhigay mudo shansano ah.

eedeyn badan ayaa ka timid ciqaabta qofka geesta kufsiga iyadoo loo arkay in uusan aheyn mid adag.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here