Home Wararka Maanta Qofka Guriga ku heesta TV waxa uu bixindoonaa Lacagta Canshuurta Sanadka Danbe..

Qofka Guriga ku heesta TV waxa uu bixindoonaa Lacagta Canshuurta Sanadka Danbe..

0

Qof kasta oo guriga ku heesta TV waxaa waajib ku ah bixinta lacagta canshuurta ee sanadka hase yeeshee dad badan ayaanan bixin lacagtaasi.

Dowlada ayaana soo saartay qiimo cusub oo dhanka canshuurta ah taasi oo ka hooseesa mida maanta oo ah 2400 sanadkii hase yeeshee Waxaa laga dhigay 1300 kronor sanadkii.

” qof kasta oo hela lacag tani way u feecantahay ” waxaa sidaa yiri Alice Bah Kuhnke. Oo dowlada ka tirsan.

Sidoo kale dowlada ayaa intaasi ku dartay in lacagtaasi uu bixindoono qof kasta oo bishoo hela lacag dhan 13,600 kronor isla markana buuxiyay dada 18 sano jirka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here