Home Wararka Maanta Qareenka Mahad Abiib oo sheegay in Dowlada Norway laga Sugayo u Tarxiilida...

Qareenka Mahad Abiib oo sheegay in Dowlada Norway laga Sugayo u Tarxiilida Jabuuti.

0

Iyadoo Dowlada Dalka Norway gaar ahaan Maxkamada Labaad ee Dalkaasi ay diiday Racfaanka Mahad Abiib ayaa waxaa Qareenkiisa uu la hadlay Talafashinka TV2.

Qareenka Mahad Abiib oo lagu Magacaabo Arild Hunlem ayaa sheegay in Maxkamada aysan fiirin cadeymo dheeraad ah oo ay keeneen.

Waxa uu intaasi ku daray in Dowlada ay ka sugayaan Celinta ama u tarxiilida Dalka Jabuuti madama ay sheegeen in uu halkaasi kasoo jeedo.

Dowlada Dalka Jabuuti ayaa horay u cadeysay in Mahad uusan kasoo jeedin dalkooda lakin Hay.ada UNE oo kiiskan kusoo rogtay Mahad ayaa sheegtay in booliska ay u taalo arintaasi.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here