![]() |
Darawalada basaska Stockholm oo shaqo joojin ku dhaqaaqay
By Jimcale • June 19, 2013
Wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee magaalada Stockholm iyo Umeå ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin ka dib markii uu is afragaranwaa ku dhamaaday wadahadal ay darawaladu …
Suaalaha & Mowduucyada Bulshada
- suaal
sharciga swedan kaga yaal waa maxay in uu qofku qaato passport swedish ah ama dhalasho swedish ...
- asked Last week
- Maxaa laga yiri ilmihii qaangay?
Asc wr wb Dhammaantiin waan idin salaamayaa maxaa laga yiri carruurtii qaangaartay intii procesku...
- asked Last week
- qaali
asc, marka hore waxaa salaamayaa bahda barnaamijka kadib wxaa salamayaa umada islaamka ah meel wa...
- asked 2 weeks ago
- dameer tii faras la daaqda ayaa faras i mooda
asalamu aleikum dhamaantiin salaan ka dib walalayaal waxaan idiin sheegi rabaa sheeko dhab u dhac...
- asked 2 weeks ago
Socdaalka
Sweden oo 300 Soomaali ah ka soo qaadaysa Kenya
By Jimcale • June 17, 2013
Laanta Socdaalka sweden (Migrationsverket) ayaa shaacisay in 300 qof oo qaxooti Soomaali ah laga soo qaadayo Kenya. Dadkaan la soo qaadayo ayaa 200 qof …
Laanta Socdaalka oo soo daabacday isbedalka lagu sameeyay shuruuda labo sano
By Jimcale • June 12, 2013
Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa noo soo gudbisay macluumaad ku saabsan isbedalka lagu sameeyay aragtida ku aadan shuruuda labada sano. Shuruudaan oo aan horay …
Laanta Socdaalka oo joojinaysa shuruuda 2 sano
By Jimcale • May 28, 2013
Warbixin hoose oo naga soo gaaday Laanta Socdaalka Sweden (Migrationsverket) ayaa muujinaysa in ay joojinayaan shuruudii adkeyd ee lagu xiray dadka u dacwoonaya reerahooda …
Nolosha
Darawalada basaska Stockholm oo shaqo joojin ku dhaqaaqay
By Jimcale • June 19, 2013
Wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee magaalada Stockholm iyo Umeå ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin ka dib markii uu is afragaranwaa ku dhamaaday wadahadal ay darawaladu …
Ajaanibta oo faa’iido soo galiya Sweden
By Jimcale • June 14, 2013
Cilmi baaris uu sameeyay ururka ay ku midaysan yihiin wadamada qaniga ah ee loo yaqaan (OECD – Organisation for Economic Co-operation and Development) ayaa …
Eskilstuna oo qaaday koobka kubada cagta Somaliska Sommarcupen
By Jimcale • June 9, 2013
Magaalada Enköping ayaan maanta waxaa ka dhacay koob xiiso badan oo loogu magacdaray Somaliska Sommarcupen. Kooxda ka socotay magaalada Eskilstuna ayaa si xamaasad leh …
Warar kale
Qofka magaciisa yahay Maxamed oo ay yartahay fursada in uu Sweden shaqo ka helo
Cilmi baaris lagu sameeyay suuqa shaqada Sweden ayaa lagu soo bandhigay in dadka wata magacyada carabta ay yihiin kuwo ugu yar ee wareysiga shaqada …
Sweden oo noqotay wadanka sadexaad ee ugu maciishad qaalisan Europe.
Qiimayn ay siwada jir ah u sameeyeen hey’ad la yiraahdo Eurostat iyo Statistiska centralbyrån oo ah hey’ad qiimaynta u qaabilsan Sweden ayaa muujinaysa in …
“Luuqada shuruud ha looga dhigo qaadashada baasaboorka”
Xisbiga ka tirsan xulufada dowlada Sweden ee lagu magacaabo Folkpartiet ayaa soo bandhigay qorshe wax looga badalayo nidaamka isdhexgalka wadanka oo ay ugu muhiimsantahay …
“Waxaan ku fikiray in aan magac Swedish ah la baxo si aan shaqo u helo”
Cawaale Faarax waa nin Soomaaliyeed oo dagan Robertsfors kommun. Wuxuu Cawaale raadiyay 100 ilaa 200 oo shaqo balse markii uu wax shaqo ah waayay …
Caruurta Soomaalida cusub oo loo sameeyay iskuulo qaas ah
Ka dib markii la furay mideynta caruurta iyo waalidiinta Soomaaliyeed ee kala maqnaa mudada badan, ayaa waxaa soo baxday in ay jidho baahi ku …
Iskuulka Muslimiinta Norrköping oo la xiray [Video]
Iskuulka lagu magacaabo Jasminskolan oo ku yaala magaalada Norrköping ayaa irdaha laisu dhuftay ka dib markii la sheegay in tayada iskuulka aysan wanaagsanayn. Go’aanka lagu …
Nin diiday in uu salaan ka qaado sheefkiisa oo magdhow la siiyay
Kamuunka Trollhättan ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in uu salaan ka qaado madaxa shaqada ee qeybta isdhexgalka. …
Shirkada Coca-Cola oo iska dhaaftay magaca Mohammed
Shirkada cabitaanka Coca-cola ayaa go’aan ku gaadhay in aysan dhalooyinkooda ku qorin magaca nabiga Mohammed (nnkh). Afhayeen u hadlay shirkada Coca-cola ayaa sheegay in …
Other News
Magaca nabiga oo noqday kan ugu caansan caasimada Norway
Isbuucaan waxaan soo qoray in magaca nabi Mohammad (nnkh) uu ka midyahay 100 magac ee ugu caansan wadanka Sweden kuwaasoo loo bixiyo wiilasha ku …
Denmark: Hilibka xalaasha loo iibiyo oo doofaar laga helay
Baaritaan ay sameeyeen quburo ka tirsan dowlada Denmark ayaa lagu soo bandhigay in hilibka xalaasha loo iibiyo uu ku jiro hilib doofaar. Baaritaanka ayaa …
Finland oo adkaynaysa mideynta qoysaska soo galootiga
Dowlada Finland ayaa qorsheynaysa in ay adkayso mideynta qoysaska soo galootiga ah ka dib baaritaan cusub oo ay samaysay wasaarada arimaha gudaha.
Isbedelka lagu samaynayo …
Raysal wasaaraha Sweden oo UK ku dhaliilay arimaha soo galootiga
Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa dhaliilay raysal wasaaraha Ingiriiska David Cameron isagoo ku tilmaamay mid aan wanaagsanayn qudbad uu shalay ka jeediyay London. …


