![]() |
Nin diiday in uu salaan ka qaado sheefkiisa oo magdhow la siiyay
By Jimcale • May 20, 2013
Kamuunka Trollhättan ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in uu salaan ka qaado madaxa shaqada ee qeybta isdhexgalka. …
Suaalaha & Mowduucyada Bulshada
- wax u baahanahay somalia in aan ku laabto
- asked 6 days ago
- Shuruuda 2da sano
Asc dhamaan bulshada ku nool sweden iyo dhamaan dadka daneeyo arimaha socdaalka qaasan shuruuda 2...
- asked 7 days ago
Socdaalka
Diyaar ma u tahay in aad Somalia ku noqoto haddii lagu siiyo lacag gacan qabsi ah?
By Jimcale • May 11, 2013
Kamuunka Borlänge ayaa soo jeediyay qorshe ay doonayaan in lagu yareeyo tirada Soomaalida faraha badan ee ku nool magaaladaasi. Qorshaha ay soo dhaweeyeen inta …
Macluumaad ku saabsan sharciga Dublin iyo dadka faraha leh
By Jimcale • April 25, 2013
Isbuucii hore waxaan kulan la yeeshay Lena Rösell oo ah khabiir arimaha socdaalka u qaabilsan ururka Sociala missionen. Lenna oo aan ka wadahadalnay arimo badan …
Sweden oo safiir u magacowday Somalia
By Jimcale • April 18, 2013
Wasaarada Arimaha dibeda Sweden ayaa safiir cusub u magacowday Somalia. Safiirka cusub oo lagu magacaabo Mikael Lindvall ayaa ah nin mudo dheer ka soo shaqeeyay …
Nolosha
Magaalooyinka ugu nolosha fiican Sweden
By Jimcale • May 18, 2013
Wargeyska Fokus oo sanadkasta sameeyaa cilmi baaris ku saabsan magaalooyinka ugu nolosha fiican ayaa markale soo bandhigay liiskooda. Magaalada Solna oo ka tirsan Stockholm …
Maxaa ka qaldan dhalinyada Soomaalida ee ku nool Sweden?
By Jimcale • May 15, 2013
Bilihii la soo dhaafay waxaan u badnaa dhinaca Stockholm oo aan u tago arimo shaqo, Stockholm oo ah magaalada ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan …
Koox ciyaarta kubada barafka oo loo dhisayo Somalia
By Jimcale • May 14, 2013
Magaalada Borlänge ayaa waxaa looga dhawaaqay koox ciyaari doonta kubada Bandy oo ku ciyaari doonta magaca wadanka Somalia. Kooxdaan oo uu hogaamiye u noqon …
Warar kale
Qofka magaciisa yahay Maxamed oo ay yartahay fursada in uu Sweden shaqo ka helo
Cilmi baaris lagu sameeyay suuqa shaqada Sweden ayaa lagu soo bandhigay in dadka wata magacyada carabta ay yihiin kuwo ugu yar ee wareysiga shaqada …
Sweden oo noqotay wadanka sadexaad ee ugu maciishad qaalisan Europe.
Qiimayn ay siwada jir ah u sameeyeen hey’ad la yiraahdo Eurostat iyo Statistiska centralbyrån oo ah hey’ad qiimaynta u qaabilsan Sweden ayaa muujinaysa in …
“Luuqada shuruud ha looga dhigo qaadashada baasaboorka”
Xisbiga ka tirsan xulufada dowlada Sweden ee lagu magacaabo Folkpartiet ayaa soo bandhigay qorshe wax looga badalayo nidaamka isdhexgalka wadanka oo ay ugu muhiimsantahay …
“Waxaan ku fikiray in aan magac Swedish ah la baxo si aan shaqo u helo”
Cawaale Faarax waa nin Soomaaliyeed oo dagan Robertsfors kommun. Wuxuu Cawaale raadiyay 100 ilaa 200 oo shaqo balse markii uu wax shaqo ah waayay …
Caruurta Soomaalida cusub oo loo sameeyay iskuulo qaas ah
Ka dib markii la furay mideynta caruurta iyo waalidiinta Soomaaliyeed ee kala maqnaa mudada badan, ayaa waxaa soo baxday in ay jidho baahi ku …
Iskuulka Muslimiinta Norrköping oo la xiray [Video]
Iskuulka lagu magacaabo Jasminskolan oo ku yaala magaalada Norrköping ayaa irdaha laisu dhuftay ka dib markii la sheegay in tayada iskuulka aysan wanaagsanayn. Go’aanka lagu …
Nin diiday in uu salaan ka qaado sheefkiisa oo magdhow la siiyay
Kamuunka Trollhättan ayaa go’aamiyay in lacag gaareysa 30.000kr la siiyo nin Soomaali ah oo diiday in uu salaan ka qaado madaxa shaqada ee qeybta isdhexgalka. …
Shirkada Coca-Cola oo iska dhaaftay magaca Mohammed
Shirkada cabitaanka Coca-cola ayaa go’aan ku gaadhay in aysan dhalooyinkooda ku qorin magaca nabiga Mohammed (nnkh). Afhayeen u hadlay shirkada Coca-cola ayaa sheegay in …
Other News
Magaca nabiga oo noqday kan ugu caansan caasimada Norway
Isbuucaan waxaan soo qoray in magaca nabi Mohammad (nnkh) uu ka midyahay 100 magac ee ugu caansan wadanka Sweden kuwaasoo loo bixiyo wiilasha ku …
Denmark: Hilibka xalaasha loo iibiyo oo doofaar laga helay
Baaritaan ay sameeyeen quburo ka tirsan dowlada Denmark ayaa lagu soo bandhigay in hilibka xalaasha loo iibiyo uu ku jiro hilib doofaar. Baaritaanka ayaa …
Finland oo adkaynaysa mideynta qoysaska soo galootiga
Dowlada Finland ayaa qorsheynaysa in ay adkayso mideynta qoysaska soo galootiga ah ka dib baaritaan cusub oo ay samaysay wasaarada arimaha gudaha.
Isbedelka lagu samaynayo …
Raysal wasaaraha Sweden oo UK ku dhaliilay arimaha soo galootiga
Raysal wasaaraha Sweden Fredrik Reinfeldt ayaa dhaliilay raysal wasaaraha Ingiriiska David Cameron isagoo ku tilmaamay mid aan wanaagsanayn qudbad uu shalay ka jeediyay London. …


