Home Wararka Maanta Norway oo Xabsiga u kordhisay Hooyo Somaliyed oo lagu eedeeyay Argagixisinimo.

Norway oo Xabsiga u kordhisay Hooyo Somaliyed oo lagu eedeeyay Argagixisinimo.

0

mudo sanad ah oo Xabsi ku jirtay kadib ayaa hada loo kordhiyay waqtiga ay ku sii jireyso Maxkamada sida ay go.aamisay Maxkamada Degmada Oslo ee Dalka Norway.

hooyada oo dhashay caruur gaareysa 5 caruur ah ayaa xabsiga ku jirta mudo hal sano ah Xeer ilaalinta hay.ada Nabadsugida dalka norway ayaa codsatey in markale loo kordhiyo waqtiga.

horaanta sanadkan ayaa dalka ingariiska lagu xukumay nin la socday haweeneydan oo lagu helay fal argigixiso ah waxana lagu xukumay mudo 8 sano oo xarig ah.

lama ogaan karo waqtiga ay dowlada Norway ay xukumi karto hooyadan iyo mudada ay noqon karto.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here