Home Wararka Maanta Norway labo xisbi oo isku raacay in la xadido sida qofka looga...

Norway labo xisbi oo isku raacay in la xadido sida qofka looga cashan karo Dhalashada Dalka..

0

isbadalka ka jira qaarada yurub ee dhanka sharciyada waxa uu sameyn xoogan ku yeeshay dalka norway oo xiligan sameeyay sharciyo badan oo dhanka soogalootiga dalkaasi ku sugan.

Hay.ada laanta socdaalka norway ayaa mudo sanad iyo bar kahor laga qaaday awooda ay qofka kala noqon karto dhalashada dalka iyadoo xiligaasi loo wareejiyay maxkamada dalkaasi.

joornaalka kasoo baxa dalka norway ee klassekampen ayaa qoray in labo xisbi oo kamid ah xisbiyada dalka soo jeediyeen xadidaada mudada qofka looga ceshan karo basaboorka muwaadinimo ama dhalashada dalka.

Xisbiyada Sv iyo MDG ayaa sheegay in dooda sharcigaasi ay keenayaan barlamaanka si qofka uu u helo muda ama waqti xadidan oo dhalashada dalka looga ceshan karo taasi oo keeni karta cadaalad dhanka sharciyada ah.

somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here