Natiijada Doorashada – SD oo guul weyn gaadhay

3

Natiijada ku meel gaarka ah ee ay soo saartay Hay’ada maamulka doorashada (Valmyndigheten) ayaa muujinsaysa in xisbiga SD uu noqonaya kan sadexaad ee wadanka ugu weyn, iyagoo ay taageeradooda ay aad u siyaaday.

Natiijada ayaa sidoo kale muujinaysa in ay dhici doonto dowlada Reinfeldt oo mucaaradka Socialdemokraterna (S) ay hogaanka wadanka la wareegi doonaan balse aysan helin aqlabiyad ku filan.

Natiijada ayaa muujinaysa in xulufada iska soo horjeeda aysan midna heli doonin aqlabiyad ku filan taasoo keeni karta xaalad adag iyo loolan weyn oo ka dhici doona baarlamaanka Sweden.

Hoos ke eeg natiijada ku meel gaarka ah ee kuraasta ay xisbiyada ka heli doonaan baarlamaanka.

mandat

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here