Home Wararka Maanta Moderaterna Canshuurta oo laga yareenayo Dadka Shaqeeya iyo kuwa..

Moderaterna Canshuurta oo laga yareenayo Dadka Shaqeeya iyo kuwa..

0

xisbiga Moderaterna ayaa maanta soo bandhigay qorshihiisa doorashada hadii uu guuleesto ee ku aadan dhanka canshuurta.

Moderaterna ayaa sheegay in uu yareenayo canshuurta Dalka isla markana hoos u dhigayo hadii uu ku soo baxo doorashda isagoo balan qaaday lacag dheeraad ah oo laga jarayo.

dadka shaqeeya ayaa helidoona bishii lacag dhan 500 kronor oo dheeraad ah.

” Waan in ay wanaagsanaataa Shaqada Sweden ” Elisabeth Svantesson oo ka tirsan Xisbiga ayaa sidaasi sheegtay.

xisbiga waxa uu intaasi ku daray in dadka waaweyn ee shaqeeya la yareendoono canshuurtooda ilaa dhoor kun oo karoon si shaqadooda u feecnaato.

ugu danbeyn xisbiga ayaa sheegay in 36 billion oo kronor ay ka jaridoonaan lacagta canshuurta.

somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here