Home News in English Migrationsverketka oo Shaacisay Waqtiga ugu danbeeya ee la bixinayo go.anada Sharciga lagu...

Migrationsverketka oo Shaacisay Waqtiga ugu danbeeya ee la bixinayo go.anada Sharciga lagu helayo Dugsiga Sare.

0

Hay.ada Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverketka oo bilowday bishii semtemper Sharciga dugsiga sare ee lagu qaadanayo sharciga Dagaanshaha Dalka ayaa ka hadashey xiligan lasoo afjarayo go.anada dadka gudbistay sharciyada.

Hay.ada ayaa sheegtay in Dhamaadka sanadkan ay ku soo afjareyso guud ahaan Go.aanada la xiriira dadka xareestay sharcigan.

Migrationsverketka ayaa intaasi ku dartay in 11,000 kun ay xareesteen sharciga dugsiga sare isla markana 2,000 kun oo kamid ah laga gaaray go.an halka 9,000 kun la bilaabay kiiskooda.

ugu danbeyn ayay ha.ada waxay sheegtay in wixii ku soo kordha sharciga lagu helayo waxbarshada dugsiga sare ay ku soo qoridoonaan isbuuc walbo pageka ama websiteka migrationsverketka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here