Home News in English Maxkamada Midowga Yurub oo Sharci Cusub kasoo saaray Qaxootiga Heesta Sharciga Deganaanshaha.

Maxkamada Midowga Yurub oo Sharci Cusub kasoo saaray Qaxootiga Heesta Sharciga Deganaanshaha.

0

Maxkamada ugu sareysa Midowga Yurub qeybteeda Cadaalada ayaa soo saartay go.an quseeya qaxootiga ku sugan wadamada Yurub ee heesta Sharciga deganaanshaha Rasmiga.

Xukunka Maxkamada ayaa ah in Qofka Heesta Sharciga deganaanshaha uu xaquuq ahaan lamid yahay qofka muwaadinka ee heesta Basaboorka weyn.

Xukunka ayaana yimid kadib markii Qoys kasoo jeeda Dalka Afganistan kuna sugan Dalka Austria laga yareeyay gunada ama lacagta ay ka qaataan dalkaasi ee Ceerta.

Qoyska ayaa dacwad ka gudbiyay Dowlada Austria waxana dacwada oo leesku mariwaayay ay u gudubtay Maxkamada ugu sareesa Yurub ee ( EU Court of Justice ) waxana maxkamada ay xukuntay in Qoysta la siiyo xaquuq lamid ah mida qofka muwaadinka ee dalkaasi ku sugan.

dhanka kale Maxkamada ayaa soo saartay in qofka aan la siinin sharciga deganaanshaha Rasmiga ee heesta midka ku meelgaarka laga dhimi karo lacagta uu qaato markaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here