Home Wararka Maanta Maxaad ka taqaan Dabaal daga Maalinta ( Valborg )..

Maxaad ka taqaan Dabaal daga Maalinta ( Valborg )..

0

Maanta waa 30-ka April waa maalin dadka reer Sweden ay u dabaal dagaan ( Valborgsmässoafton. )

Caawa oo kale dadka waxay caado ama dhaqan u heestaan in ay shidaan dab weyn goobo badan oo dalka ah Sidoo kale Waxaa la qaadaa heeso ku aadan Guga.

Si aad kaga qeyb qaadato caawa oo kale qofka waa in uu qaataa dhar diiran madama uu banaanka yahay qabow.

isla maalinta ku xigta ee kowda May waxaa la fasaxaa guud ahaan Dalka waana maalin guduudan oo ah ( helgdag.) waana caado ama dhaqan dadka ku muujiyaan maalintan.

Picture TT

Somaliska Stockhom

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here