Home News in English Maxaa Ku soo Kordhay Sharciga la siinayo Dhalinyarada Sugayay Jawaabtooda 15-ka Bilood..

Maxaa Ku soo Kordhay Sharciga la siinayo Dhalinyarada Sugayay Jawaabtooda 15-ka Bilood..

1

Dowlada Sweden ayaa markale waxay Xooga saareysa Qorshaha sharciga lagu siinayo Dhalinyarada Dalka soo gaaray Sanadkii 2015.

Dhalinarada Sharciga la siinayo Ayaa ah kuwa Kaligood socodka ku yimid Dalka kuwaasi oo Jawaabta Kiiskooda sugayay 15 Bilood iyo ka badan.

Arimaha Ku soo kordhay Sharcigan.

inkastoo Dowlada ay soo bandhigtay Qorshaheeda deertii aan soo dhaafnay hadana Waxay barlamaanka u bandhigtay shalay oo sharcigan miiska la saaray.

Wasiirka Arimaha Socdaalka Helen Fritzon ayaa sheegtay in ay arintaasi qiimeeyeen isla markana u bandhigeen Barlamaanka.

Go.anka Barlamaanka kadib ayaa la filayaa in uu dhaqan galo Sharcigaasi oo bilaabanaya bisha July ee nagu soo socota.

Sharciga ayaa loogu tala galay in Sharciga Dalka lagu siiyo ku dhawaad 9,000 kun oo qaxooti kaligood socod ah lakin waxaa Muhiim ah in qofka uu bilaabay Dugsiga Sare oo kaliya kaasi oo sharuud looga dhigayo Dhalinyada kaligood socodka dalka ku soo gaaray.

Wixii ku soo kordha Lasoco

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here