Home Wararka Maanta Magaalada Göteborg Labo qof oo loo xiray Meydka 20 sano jira laga...

Magaalada Göteborg Labo qof oo loo xiray Meydka 20 sano jira laga helay Guri ku yaalla Halkaasi.

0

Göteborg Labo qof oo loo xiray Meydka 20 sano jira laga helay Guri ku yaalla Halkaasi.

Meydka Nin 20 sano jir ah ayaa laga helay guri dabaq ah oo ku yaal Göteborg. Laba qof, oo qof haween tahay qofka kalena nin yahay kuna sugnaa guriga ayaa la xidhay.

falkaan ayaa dhacay 11:00 subaxnimo ee maanta booliska iyo ambalaaska ayaa lagu wargeliyay guriga oo ku yaala Hisingen. halkaasi oo dhibatada ka dhacday

Shaqaalaha ambulance ayaa ku dadaalay hubinta in qofkaasi noolyahay lakin kuma aysan guuleysan. waxana la xiray goobta uu falkaasi ka dhacay.

Somaliska Götenborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here