Home Wararka Maanta Magaalada Falkenberg 12 Sano jir wali la layahay Maalintii Labaad oo la...

Magaalada Falkenberg 12 Sano jir wali la layahay Maalintii Labaad oo la raadinayo.

0

ku dhawaad 2000 kun qof ayaa ka qeyb qaadanaya raadinta wiil 12 sano jir ah kaasi oo labo maalin kahor la waayay.

booliska magaalada oo ka qeyb qaadanaya raadinta wiilka yar ayaa isticmaalaya diyaaradaha qumaatiga u kaca hase yeeshee wali kuma guuleysan helista wiilka yar.

Booliska ayaa hada amray in biyaha laga yareeyo wabiga lagu magacaabo Ätran kaasi oo la aaminsanyahay in uu ku jiro wiilka.

raadinta wiilkaasi ayaa kentay in bulshada magaalada ay ka qeyb qaataan raadintiisa qaab caawinaan bilaash ah.

Somaliska

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here