Home News in English Liberalerna iyo Centerpartiet oo diidmo kala horyimid Codeenta Barlamaanka ee Ulf Kristersson.

Liberalerna iyo Centerpartiet oo diidmo kala horyimid Codeenta Barlamaanka ee Ulf Kristersson.

0

isbuuca danbe waxaa xaruunta Barlamaanka sweden ka dhaceysa codeen muhiim ah madama siyaasiyiinta ay u codkooda siinayaan Ulf Kristersson.

lakin Codeenta iyo rajada uu Ulf Kristersson ku noqonayo Raisal wasaaraha Sweden ayaa iska yar kadib markii labo kamid ah Xisbiyada ku jira isbaheysiga Alliansen ay durba kasoo horjeesteen.

Liberalerna iyo Centerpartiet ayaa maanta sheegay in ay dhihidoonaan (Nej) hadii Kristersson uu Dowlad cusub soo hordhigo Barlamaanka.

Waxay sheegeen in codkooda ay diididoonaan hadii ay arkaan Dowlada uu soo dhisayo Kristersson taasi oo taageero ka heleysa Xisbiga Sverigedemokraterna.

labada xisbi ee Kristdemokraternas iyo Moderateka ayaa aaminsan in Liberalerna iyo Centerpartiet ay isbadal sameenayaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here