Home Wararka Maanta Labo Qarax oo ka dhacday Magaalada Malmö Wiil 18 Sano jir ah...

Labo Qarax oo ka dhacday Magaalada Malmö Wiil 18 Sano jir ah oo ku dhaawacmay.

1

Wiil 18 Sano jir ah ayaa la dhigay isbitaal isagoo qaba dhaawacyo kadib markii labo qarax ay ka dhaceen magaalada Malmö. waxana looga shakinsanyahay inuu ku lug lahaa qaraxa.

Labadaas qarax ayaa ka dhacay dhismayaal deegaan ah, mid ka mid ah ayaa ka dhacay Kroksbäck halka mid kale uu ka dhacay Västra Söderkulla.

“Nin ayaa loo xiray in uu qeyb ka ahaa qaraxa koowaad waxaana wali ku jirnaa baaritaano kale,” ayuu yiri Anna Göransson oo ka tirsan booliska.

Digniinnta ugu horeesay ee qaraxa ayaa yimid saacadu markay ahayd 4.30 galabnimo kaasi oo ka dhacay Västra Söderkulla. lakin 20 daqiiqo ka dib, digniin kale ayaa ka timid, xaafadda Kroksbäck. Wiil 18 jir ah ayaa ku dhaawacmay Qaraxa.

Lasoco Wixii ku soo kordha

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here