Home Wararka Maanta Labo kamid ah Wasiirada Norway oo la kulmay Somalida ku nool Dalka...

Labo kamid ah Wasiirada Norway oo la kulmay Somalida ku nool Dalka Norway.

0
OSLO 20160316. Kommunalminister Jan Tore Sanner (H) og kulturminister Linda Cathrine Hofstad Helleland (H) holder onsdag ettermiddag en pressekonferanse om arbeidet med det nasjonale minnestedet i Hole kommune etter terroren 22. juli 2011. Foto: Vidar Ruud / NTB scanpix

labo kamid ah Wasiirada Dalka Norway ayaa kulan la qaatay somalida Norway gaar ahaan raga somalida ee ku nool dalka kuwaasi oo heesta qoysaska iyo sidoo kale dhalinyaro kale.

Wasiirada ay la kulmeen ayaa kala ahaa jan tore sanner iyo linda hofstad helleland oo kala ah wasiirka waxbarashada iyo isdhexgalka iyo wasiirada caruurta iyo sinaanta.

kulanka ayaa salka ku hayay sidii raga somalida ee ku nool Dalka norway looga kaashan lahaa sida haweenka somalida ay suuqa shaqada ku soo gali karaan isla markana loogu fududeen karo.

Dadka halkaasi lagu casuumay ayaa fakarkooda ka dhiibtay sida ugu wanaagsan ee haweenka somalida uga qeyb qaadan karaan suuqa shaqada taasi oo goobta leesku weedaarsaday fakaro kala duwan.

Somalida dalka norway ayaana bilaabay hadal heyn ku aadan in dadka la qaabilay ay yihiin qabiil gooni ah oo matalaya jaaliyad inkastoo madaxda dalkaasi ay qaabileen qowmiyada kala duwan oo dalkaasi ku nool.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here