Home Wararka Maanta Jimmie Åkesson oo wadanka ka tagay xili uu ka qeyb gali lahaa...

Jimmie Åkesson oo wadanka ka tagay xili uu ka qeyb gali lahaa doorashada Stefan Löfven.

0

Arbacada barlamaanka ayaa ka doodaya oo u codayn doona miisaaniyadda soo socota, iyadoo go.an laga gaaridoono haddii Stefan Löfven uu noqon doono ra’iisul wasaaraha cusub iyo haddii kale.

hogaamiyaasha xisbigu waxay sameeyaan si ay ugu dadaalaan inay sii wadaan shaqadooda. Laakiin hoggaamiyaha xisbiga SD, Jimmie Åkesson, ayaa safar ku tagaya dalka thailand sida uu shuugay Expressen .

Dhismaha dowladdu ayaa si tartiib tartiib ah u socota. Afhayeenka Barlamaanka Andreas Norlen ayaa sii wadi doona wadahadal aan rasmi ahayn oo ay la yeeshaan hoggaamiyayaasha xisbiyada si ay isugu dayaan inay xal u helaan, laakiin ra’yiga iskaashiga mugdi ku jira.

hogaamiyaha Kooxda ee Barlamaanka Mattias Karlsson, ayaa u sheegay Expressen .in Jimmie Åkesson uu wiilkiisa u balanqaaday la joogitaanka xiliga fasax isla markana shaqada xisbiga uu ku haleenayo xubnaha kale ee xisbiga hadii loo baahdana la heli karo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here