Information

By Jimcale • April 26, 2010

Macluumaadka hoos ku qoran waa kuwo muhiim ah ee saameynaya nolosha qofka somaliga ah ee ku nool wadanka Sweden, fadlan aqriso.

Socdaalka & Degenaanshaha- macluumaad ku saabsan socdaalka, aqoonsiyada, canshuuraha.

Caafimaadka - dokumentiyada hoose waxay ku saabsan yihiin caafimaadka.

Waxbarashada – dokumentiyada hoos ku qoran waxay la xiriiraan waxbarashada.

Nolosha Guud - macluumaadkaan waa kuwo muhiim ah sidoo kale.

Nolosha Gobolada

Si joogto ah ayaan ugu dari doonaa macluumaadka aan helno qeybtaan.

Somaliska.com