Home Wararka Maanta Hogaanka Maamulka Iskuulada Al-Azhar oo loo dheereeyay Waqtiga lagu Haynayo Xabsiga.

Hogaanka Maamulka Iskuulada Al-Azhar oo loo dheereeyay Waqtiga lagu Haynayo Xabsiga.

0

Maxkamada Degmada Stockholm ayaa go.ansatay in Xabsiga lagu Hayo Maamulka iskuulada Al-Azhar kuwaasi oo lagu heesto Dambiyo la xiriira dhanka Dhaqaalaha iyo wax isdaba maris.

Go.anka Maxkamada ayaa ah in Masuuliyiintaasi lagu hayo Xabsiga ilaa 13 Bisha Danbe ee December sida lagu muujiyay Dacwada heer ilaaliyaha.

Sababta loogu dheereeyay waqtiga ayaa lagu sheegay in dhibaato ka timaado baaristooda hadii xuriyadooda dib loo siiyo dadkaasi.

ku dhawaad 5 qof ayaa ku jira xabsiga kuwaasi oo 3 Rag yihiin halka labada kale ay yihiin dumar kuwaasi oo lagu heesto xisaab xir qalad ah .

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here